Season 7 ~EP1 : Magaca Alle ( Al ARhiim اسم الله الرَّحيم  )

ALBAAQIYAT - Un pódcast de albaaqiyat

Manata waxaan ka hadlaynaya magaca Alle ee {ARhiim } , waxaynu soo qadan doona sida uu nolosheena xidhiidh toos ah ula leyahay iyo sidaan ilaahay ugu baryi lahayn .Dhagysi wanagsaan . Amal abdillahi badde