T:~ 4(Ku kalsoonaanta midabka iyo muuqaga guud ee Alle kuu baray )

ALBAAQIYAT - Un pódcast de albaaqiyat

Xalqada cawa waxay jawaab utahay oo ay caawinaysa inan kasta oo midabkeeda , muuqeeda , shaki kasoo galay , ama raacday oo unuglaatay waxaybaha ay social media ka arkayso ee duraya quruxda dabiiciga ah . Dhagaysi wanaagsan .