SE04EP04 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 1

Codka Ubax - Un pódcast de Ismaaciil C Ubax - Viernes

Send us a textWaxa aannu dalxiis ku tegaynaa gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daalo. Barnaamijku waa laba qaybood. Qaybta labaad waxa ay ku soo bixi doontaa barnaamijka kan xiga. Nala dalxiis. Dhegaysi wacan!Support the show