Episode 15; 4 skills you need to live level 10 life: Maxaa iga hortaaggan in aan gaaro nolol qiima baddan ee saraysa?​

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Waxaa kaa hortaaggan afar arrimoodd ee aad fahmin.​ Emtionall intelligence :Sida khiirada loo daaweeyo​ Spiritually intelligence :Sida ruuxda loo daaweeyo ​ Pysically intelligence : Sida Jirka loo daaweeyo​ Intellectually:  intelligence: Caqliga loo daaweeyo