Episode 20: Shift your mindset shift your skills. Sidee u bedelan kartaa haddii aad ka shaqeynaysid shaqo aad jeclayn? Haddii aad shaqo doontahay talo ayaad helidoontaa

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Qofka shaqa doonka ah talo fiican ayuu ka barandoonaa casharkaan. Qofka shaqa uu san jeclayn ka shaqeyo sidoo kale waxaa uu ka baran doonaa sida uu ku bedeli karo shaqadaas oo uu ugu bedelikaro shaqo uu jecelyahay.