Episode 34: How to create your boundaries: Sida xuduudo kuu gaar ah loo sameysta

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Mowduucaan waxaan ku soo qaadan doonaa sida qofka xuduudaha noloshiisa u sameysankaro:  Dadka aad la dhaqmaysid iyo adiga waxaa jira xaduuddo badan oo ay wanagsantahay inaad kala leedihiin