Episode 35: How to deal with trappet emotion: Sida la isaga daaweeyo walwalka iyo walbahaarka

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Haddii aad aragtid adiga oo walwalayo oo ka walwalayo waxaan weli  la gaarin ama wax la soo dhaafay waxaa ku haayo xanuunka truma la dhaha oo u baahan inaad iska daaweysid. Siyaabaha la isaga daaweyo Xanuunkaan Afsomaliga lagu yiraahdo Uurkutaalo Qarsoon casharkaan ayaad ka helidoontaa daawadiisa iyo sida aad step by step sameynaysid