Episode 36: learn The best way of Child Upbringing Afsomali: Barbaarinta ubad wanaagsan

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Sidee loo soo saari karaa ubad wanaagsan oo bina aadam ah? Casharkaan waxaan ku baaranaynaa in caruurteena aan dhankasta ka barbaarino oo aan noqona dad soo saaro bulsha nabad-qabta. Ileen caruurta waa bulshadii mustaqbalka hadii iyaga la haggaajiyo bulshadeena waa ay hagaagaysaa.