Episode 46: Fulltime freelancer two best skills: Shaqo abuur sida looga sameysta onlinka adiga oo baranayo xirfadaha kala ah virtual assistant iyo social media manager

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Xiliga maanta lagu jira waxaa muhiim ah inaad wax kabaratid technologyada iyo xirfadaha onlinka, casharkaan waxaankugu la wadaagi doonaa  labo xirfadood oo aad muhiim u ah. Shaqo abuur sida looga sameysta onlinka adiga oo baranayo xirfadaha kala ah virtual assistant iyo social media manager