Episode 48: Naf- Ogaal; Inaad baratid dhibaatooyinka ku haysta sida loo xaliyo kuwa gudahaada iyo kuwa banaanka kaaga yimaado.

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Marka aan Gudahaada waxa ka dhacaayo ogaatid waxaa kuu fududaanayo in aad mishkiladkaasta xalin kartid. Laakin marka aad kaliya og-tahay waxa banaankaaga ka dhacayo waxaa kugu adkaanayso in aad xalisid miskiladaha islamarkaasna aad noqotid qof dhiban ah oo xambaarsan maan dhibane ah.