Episode 49: Victim mentality: Maanka dhibanaha. Waalidiin badan ayaa caruurtooda ku dhiban sababtoo ah waxay iyaga xambaarsan-yihiin Maanka dhibanaha

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Marka aad waalid tahay waxaa ku saaran masuuliyad in aad caruurtaada ku soo abaabisid dariiq wanaagsan si bulshada dhaxdeeda ay ula yimaaddaan caqlaaq wanaagsan. Laakin kawaran haddiiba waalidkii uu yahay maanka dhibane sidee caruur wanaagsan ku soo saaraa waa adagtahay?