Episode 53: Child upbringing: Isfahamka waalidka iyo caruurta: Haddii aad tahay waalid ku wareersan fahamka caruurta iyo meesha lagaa haysta casharkaan dhameysa

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Isfaham la aanta caruurta iyo waalidka:  Waxaa jiro shan marxaladood oo caruurta ay maraan, marxaladkasta mida kale waa ka duwantahay hab-dhaqanka ilmaha. Haddii waalidka uu san fahmin marxaladahaas iyo sida uu ula dhaqmo waxaa abuurma isfaham waa.  Haddii aad tahay waalid uu dhibkaas haysta ka faa iidaysa casharkaan.