Episode 55: The successful Marriage Guurka guuleesta waa kee

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Guurka iyo nolosha lamaanaha isqabo oo qaran ah waxay soo saaraan ubad qaran. Madaxweyne qaran waa in uu ka soo baxaa qoys nolosha qarni ku ah.  Oo iyaga dhistaa guri qaran.