Episode 57: Sidee ku noqonkartaa qof xaliye ah: How to become a problem solver

Halwo Ali: Life coach - Un pódcast de Halwo Ali

Categorías:

Lalbo xirfadood oo aad ku noqon kartid qof xaliye ah. Oo xaliya mishkiladaha dhaxdiisa iyo kuw bulshadiisa. Marka aad baratid sida mishkiladaha loo xaliyo waxaad noqonaysaa qof nolosha si qunyar ah u wajaha oo aan walwal iyo walbahaar ku jirin.