12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan.
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - Un p贸dcast de Nazreen Zallah

Categor铆as:
Waa 12 qodob oo aydun intiina badan garanaysaan laakiin aan jeclaaday in aan idin xasuusiyo si aydun ugu diyaar noqotaan gudo ahaan, dibad ahaan, iyo guri ahaanba bisha barakaysan ee ramadaan. Waa xalqad dhalinyarta aad u quseysa iyo sidoo kale cidkaste oo danayneysaba.馃挍馃寵