Yaa saaxiib laga dhigan karaa?
Reer Guuraa - Un pódcast de Muna iyo Shukri

Categorías:
Qaybtan waxaa marti noogu ah Farxiya Cabdi & Fartuun Cabdi. Waxaanu kaaga hadlaynaa saaxibtinamada iyo muhiimada ay leedahay in uu qofku yeesho saaxiib wacan, iyo dhibaatada uu saaxiibka xumi keeno karo.