Waano Islamic Somali
Un pódcast de Muna Abdirahman
7 Episodo
-
Khatarta ay Yuhuudu leedahay ka digtoonaada!
Publicado: 12/10/2020 -
Yuhuudu waa cadow, shirqoolkooda ha la iska jiro.
Publicado: 3/10/2020 -
Hadafka uu sheydaanku tiigsanayo waa:
Publicado: 30/9/2020 -
Xaqa deriska in la ilaasho
Publicado: 22/9/2020 -
Faa'idooyinka Allah ka cabsiga (Sh. Dirir)
Publicado: 22/9/2020 -
Waano Islamic Somali (trailer)
Publicado: 20/9/2020 -
Fadliga ay leedahay 1ka hore ee bisha dul-xijah
Publicado: 20/7/2020
1 / 1
Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga dhigo kuwa ku anfaca oo khayrka isku sheega xumaantana iska reeba, Amiin. Waxaanan idinka codsanaya inaad Allah dembi dhaaf i weydiisan. Jazakallah khayr.
