Xidhiidhada Nolosha Podcast

Un pódcast de Amaal Haybe

Categorías:

65 Episodo

  1. Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

    Publicado: 30/7/2024
  2. Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

    Publicado: 23/7/2024
  3. Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

    Publicado: 16/7/2024
  4. Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad

    Publicado: 11/7/2024
  5. Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad

    Publicado: 10/7/2024
  6. Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad

    Publicado: 25/6/2024
  7. Cabsida Go'aan Qaadashada

    Publicado: 4/6/2024
  8. Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships

    Publicado: 28/5/2024
  9. Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad

    Publicado: 21/5/2024
  10. Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad

    Publicado: 14/5/2024
  11. Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad

    Publicado: 7/5/2024
  12. Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad

    Publicado: 30/4/2024
  13. Ixtiraamka Dadka Q-2aad

    Publicado: 23/4/2024
  14. Ixtiraamka Dadka Q-1aad

    Publicado: 16/4/2024
  15. Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

    Publicado: 9/4/2024
  16. Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

    Publicado: 26/3/2024
  17. Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad

    Publicado: 19/3/2024
  18. Qorshaha Bisha Ramadan

    Publicado: 12/3/2024
  19. Culayska Wacyiga Kobca

    Publicado: 5/3/2024
  20. Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad

    Publicado: 27/2/2024

1 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. 

Visit the podcast's native language site