68 Episodo

  1. Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing

    Publicado: 26/9/2023
  2. Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety

    Publicado: 19/9/2023
  3. Warwarka - Anxiety

    Publicado: 12/9/2023
  4. Naf-saamixid

    Publicado: 5/9/2023
  5. Daryeelka cafimadka maskaxda

    Publicado: 29/8/2023
  6. Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada

    Publicado: 22/8/2023
  7. Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad

    Publicado: 16/8/2023
  8. Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad

    Publicado: 8/8/2023
  9. Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad

    Publicado: 1/8/2023
  10. Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad

    Publicado: 25/7/2023
  11. Aaminadaha aan fayoobayn

    Publicado: 18/7/2023
  12. Wax qabadka malin laha ah (productivity) - Q 2aad

    Publicado: 11/7/2023
  13. Wax-qabadka malin laha ah - Q 1aad

    Publicado: 4/7/2023
  14. Maaraynta Dareemada Culus Q-2aad

    Publicado: 27/6/2023
  15. Maaraynta Dareemada Culus Q-1aad

    Publicado: 20/6/2023
  16. Xuduud Dhigasho

    Publicado: 13/6/2023
  17. Qanaacada

    Publicado: 6/6/2023
  18. Dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow - Qaybtii 3aad

    Publicado: 23/5/2023
  19. Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow - Qaybtii 2aad

    Publicado: 16/5/2023
  20. Saamaynta Kobcinta Wacyiga

    Publicado: 9/5/2023

3 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. 

Visit the podcast's native language site