Bar-bilaw - Noocyada xidhiidhada

Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un pódcast de Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Xalqadan koobaad waxaan kaga hadli doonaa noocyada xidhiidhada nolosha loo qaybiyo iyo kuwa u muhiimsan. Waxaan ugu talo galay in ay xalqadani noqoto bar bilowga kobcinta wacyigaaga ama habfikirkaaga dhinaca xidhiihdada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site