Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn - Qaybtii-2aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un pódcast de Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Qaybta - 2aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa laba dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site