Qaab—falcelimeedka dagdaga ah; Qaybtii 3aad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un pódcast de Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Qaybta - 3aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa waxa loo yaqaano ''qaab-falcelimeedka dagdaga ah'' ee dadku muujiyaan xiliyada ay la kulmaan xaaladaha dareen ahaan cariya sida cadhada, niyad-jabka ama cabsida. Qaab-falcelimeedkan dagdaga ahi waxa uu saamayn taban ku yeeshaan qofka dhinacyada kala duwan ee noloshiisa sida xidhiidhada uu la leeyahay dadka kale iyo cafimaadkiisaba.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site