Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow

Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un pódcast de Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site