Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad

Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un pódcast de Amaal Haybe

Fariin ii reeb :)Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. Xalqadan saddexaad waxaan kaga hadlayaa 'Laba dhaqan ama laba talaabo aa oo aad qaadi kartid si aad ula yeelatid naftaada xidhiidh una dhistid kalsoonida aad naftaada kuqabtid si malin le ah' Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Visit the podcast's native language site